|
Fiiro gaar ah
:
Walaalayaal wixii kitaabo dheeraad ee
aad doonaysa waxaad ka heli kartaa websiteyadaan
hoos ku qoran ka faa"ideysi wanaagsan.
Ducadiina hanaga iloobin ikhwatiii/ wa
akhawaatii u duceeya culimada soomaliyeed
iyo culimadda muslimiinta iyo walaalaha
websiteyada diiniga gacanta ku haayaan
meelkastoo oo ay dunida ka joogaanba.
<
Ilaahoow Camalkeenka Kadhig Mid Ikhlaas
Dar alle Loola jeedo oo ujeedo Gaar ah
Aan Laga Lahayn Aamiin Yaarabi""
|